Libaax Motorcycle & Spare Parts

Libaax Motorcycle & Spare Parts Sells motorcycles that can be used off-road and on-road to carry people and goods.

27/06/2026

Macmiil cusub ayaa iibsaday mooto xarunteena balcad adiga wali masoo booqtay libaax comment-ga noogu reeb macmiil.

27/06/2026

Mid ka mid ah macaamiisheenna ayaa ka hadlay tayada adeegyada Libaax Motorcycle& Spare Parts. Wuxuu si gaar ah u ammaanay adeegga Free Mechanic, dhaqista bajaajta iyo mootooyinka, iyo soo dhoweynta wanaagsan ee xarumaheena.
Waxaan mar walba ku dadaalna inaan bixino adeeg tayo leh iyo qiime macquul ah.
Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
✅ Free Mechanic
✅ Dhaqista Bajaajta & Mootooyinka
✅ Dayactirka Mootooyinka
✅ Iibka Spare Parts-ka Tayada Leh
📍 Nagu soo booqo: qabta labaajada Ex-Control Afgooye
📞 061 609 5026
Libaax Motorcycle& Spare Parts – Adeeg tayo leh, kalsooni joogto ah.

25/06/2026

Qiimo iyo xarunteena Excantrol oo furan jimcaha.

24/06/2026

Macmiil badan ayaa imaatay xarunteena Excantrol af-gooye wali qiimo dhimistii ayaa socota.

24/06/2026

Mooto laga shaqeeyay taas loo sameeyay free mechanic.

24/06/2026

Xasuusin macmiil xarunteena Excantrol Afgooye waxay furan tahay jimco kasta.

23/06/2026

Beri ilaa Jimcaha dhaqista mootada waxaan galinay qiimo dhimis balaaran soo booqda xarunteena libaax Excantrol afgooye.

23/06/2026

Mootadaan shil ayey soo gashay waxaan u samaynay cilad-bixin bilaash ah iyo dhaqista mootada oo bilaash ah iyana.
Nagu soo booqo xarunta Ex

22/06/2026

Labaajadii waa Diyaar waxaan dhaqaynaa mooto bajaaj iyo mootada labo-lugood.

22/06/2026

Waxaan idin bishaaraynaa in xarunta libaax ee Excantrol Af-gooye ay shaqayn doonto maalinta jimcaha toddobaadkasta, waxaadna ka helaysaan adeegyada mooto dhaqista(labaajada) iyo makanic bilaash ah iyo mootoyin cusub.

Address

Debka
Mogadishu
0000

Opening Hours

Monday 08:30 - 17:00
Tuesday 08:30 - 17:00
Wednesday 08:30 - 17:00
Thursday 08:30 - 16:30
Saturday 08:30 - 17:00
Sunday 08:30 - 17:00

Telephone

+252611232368

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Libaax Motorcycle & Spare Parts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Libaax Motorcycle & Spare Parts:

Share